Kaddib Marka Qaliin
Aad ku Dhasho
Wax ka Qabadka Xanuunka
Hadii lagaa suuxiyay spinal ama epidural markii ilmaha lagugu qalayay,
waxaa laga yaabaa in lagu siiyay 1 wakhti oo dawada morphine ta
nooca mudada badan shaqeeya marka xididka si lagaaga suuxiyo ama
katiitarkar (tuunbada) kaadida lagu galiyo. Taasi waxay xanuunka kaa
bi’in doontaa 18-ka saacadood ee ugu horreeya.
Marmarka qaar, dawooyin kale ayaa xididka lagaa siinayaa hadii aad wali
dareentid xanuun. Markaa kaddib daawada caadiga ah ee xanuuunka ayaa
lagu siin doonaa. Dawooyinka xanuunka qaado,si aad u socon karto, oo
ilmaha aad wax u siin karto una dhaqaaleyn karto.
Dawada xanuunku waxay si wanaagsan ugu shaqeysaa marka aad
qaadato ka hor inta xanuun wayni aanu ku qaban. Wax yar ayaad u
baahan doontaa hadii aad hore uga jawaabtay xanuunkaaga adigoo
qaadanaya dawooyinka xili hore. Qofka ku daweeyaa ayaa kuu sheegi
doonaa inta goor ee dawada aad cunayso, sida caadiga ahna waa 3 illaa 4
saac.
Haddii aad naaska jaqsiinayso, dawadu ma dhibayso ilmahaaga. Caanaha
naaska ee ugu horeeya ee ilmahaagu helo, oo layidhaahdo Danbar,
malaha dawooyin xanuun bi’iye ah oo ku filan oo dhibaato keeni kara.
Faa’iidooyinka naasnuujintu u leedahay adiga iyo ilamaha labadiinaba
ayaa ka badan wax dhibaato ah oo ilmahaaga uga yimaada dawada.
Sida Meesha Lagaa Qalay aad u Dhaqaaleyn Karto
Dhilaaca qaliinka ama si guduba ayaa loo jeexikara oo la gudboon
halka shiciradu (shuunku) ka bilaabmo, (“Bikini” “Transverse”), ama
si hoos ayaa loo jeexidoonaa min xudunta illaa halka lafta shiciradu ka
bilaabanto (“classical”).
Sharootada lagu xidhay nabarka waxaa laga furi doonaa maalinta 1-aad
kaddib. Maqaarka meesha la qalay waxa isku qabanaya biraha loo yaqaan
staples, (waa sida bahasha waraaqaha isku qabata). Inta badan intaan
lagu fasixin ka hore, kalkaalisadaada ayaa kaa guri doonta qardhabida/
qodbaha oo ku badali doonta jeexyo yar yar oo balastar/xabaga oo
layidhaahdo steri-strips. Haddii aysan dhicin, ka qaad 1 asbuuc kaddib.
Waxaanu kugu
hambalyeynaynaa
dhalashada ubadkaaga!
Si degdeg ah ayuu uurkii
kaaga tagay. Isbeddel
badan ayaa jidhkaaga ku
dhacaya. Qoraalkani wuxuu
kuu suuragalinayaa in aad
fahanto isbeddeladaa, iyo
in aad ogaato sidii aad u
bogsan lahayd qaliinka
kaddib.
Haddii qoraalkan iyo waxa
dhakhtarku kuu sheegaa ay
is khilaafaan, ku soco sida
dhakhtarku kugula taliyo.
Waxbarashada Bukaanka
Waxbarashada Xilliga Dhalmada
Daryeelka Naftaada iyo
Carruurtaada
After Your Cesarean Birth – Somali
Bogga 12
Daryeelka Naftaada iyo Carruurtaada
Waxbarashada Xilliga Dhalmada
Kaddib Marka Qaliin Aad ku Dhasho
Waad qubeysan kartaa inta ay qoddobada kugu yaalliin iyo marka
aad xiran tahay nooca sharootada steri-strips, balse meesha qalan ha
daboolnaato. Marka qardhabyada ama steri-strips ku ay dhamaadaan,
uma baahnid inaad daboosho nabarkaaga markaad maydhanayso. Sida
markastoo ladhalo, qubaysiga ayaa ka fiican maydhashada ladhexgalo
biyaha wiigaga ugu horeeya si loo ilaaliyo biyaha maydhashada ee
galaya saxaaxaaga iyo, kuwa ilmaha lagu qalo, si aad uga ilaaliso
nabarkaagu inuu caabuqo.
Hadii nabarkaagu xanuun badan yeesho marka lataabto, uu aad u
casaado, oo uu soo maaxo, ama ama uu yeesho ur qadhmuun, ama
qayb kamida nabarku furanto, wac dhakhtarkaaga, umulisada,
ama xurunta caafimaadka markaaba.
IV iyo Catheter
Inta aad ka bogsanayso qaliinka, IV (seyloonka) ayaa gacanta kaaga
xidhnaan doona. IV-gaasi wuxuu jidhkaaga siinayaa biyo, sonkor ama
milix, iyo marmar daawo, illaa inta aad wax ka cuni ama wax cabi
kareyso. Marka aad si wanaagsan wax u cunto ayaa IV-ga lagaa furi
doonaa, inta badan waa 24 saacadood gudahood.
Wakhtiga qaliinka, tuunbo ayaa kaadida kasoo qaadaysa kaadi
haystaada. Uma baahnid in aad masqusha tagto, illaa inta tuubada
lagaa furayo. Tuubada waxaa inta badan lagaa furayaa 24 saacadood
gudahood. Marka lagaa furo tuubadaa kaddib kalkaalisada ayaa
laga yaabaa in ay ku waydiisoo qiyaasta inta kaadi kaa imanaysa,
si loo ogaado in kalyahaagu iyo kaadi heystaadu ay si wanaagsan u
shaqeynayaan.
Inta aad Dhaqaaqi Karto
Marka aa Dhakhtarka ku Jirto
Waxaa muhiima inaad badasho qaababka marka sariirta aad jiifto
qaliinka kadib. 10 illaa 12 saacadood kaddib marka lagu qalo,
kalkaalisada ayaa kaa caawini doonta in aad sare ugu fadhiisato
cidhifka sarriirta.
18 illaa 24 saacadood gudahood, kalkaalisada ayaa kaa caawini doonta
in aad istaagto oo aad qolka ku dhex socoto, kaddibna in aad socoto
hoolka gudihiisa. Waa in aad wacdaa kalkaalisada si ay kuu caawiso
ka hor inta aanad adigu isku dayin in aad istaagto, ama aad socoto.
Waxaa laga yaabaa in aad wareerto.
Haddii ilmahaagu ku jiro Daryeelka Taxaddarka leh ee Dhallaanka
(Intensive Care Nursery), waxaad soo booqan kartaa ilmahaagu mar
alle marka aad doonto.
Guriga Inta Aad Joogto
Inta aad guriga joogto waxaa laga yaabaa in aad daashid kaddib marka
lagu qalo. Ogow in aad lix asbuuc aad nasato, aanad is nafaqeyso.
© University of Washington Medical Center
After Your Cesarean Birth
Somali
07/2003 Rev. 10/2008
Reprints: Health Online
Perinatal Education
Box 356159
1959 N.E. Pacific St. Seattle, WA 98195
206-598-4003
Daryeelka Naftaada iyo Carruurtaada
Bogga 3
Kaddib Marka Qaliin Aad ku Dhasho
Waxbarashada Xilliga Dhalmada
Su'aalo?
Su’aalahaagu waa
muhiim. Waxaad wacdaa
takhtarkaaga daryeelka
caafimaadka wixii ku
saabsan sidii aad isu
daryeeli lahayd marka
ilmaha lagugu soo
qalo kaddib. Marka uu
xiran yahay xafiiska
takhtarkaaga, waxaad
wacdaa qaybta Foosha
iyo Dhalmada.
Foosha iyo Dhalmada:
206-598-4616
Saaxiibadaa iyo ehelkaagu ha kaa caawiyaan sidii ilmahaaga aad u
dhaqaaleyn lahayd.
Waxaa kuu wanaagsan in aad si aayar ah aad ugu soo noqoto wixii aad
qaban jirtay Wax culus ha qaadin hana riixin dhowrka asbuuc ee hore.
Si fiican u naso dhowr goor maalintii. Ha fuulin jaranjarada.
Dhakhtarku waxa laga yaabaa inuu ku yidhaa ha wadin baabuur inta
nabarku ku bogsanayo. Marna baabuur ha wadin inta aad qaadanayso
daawooyinka maanka dooriya.
Waydii dhakhtarka ama umulisada, intaa aanad ciyaarta orodka, ama
qalaamarogadka ku soo noqon.
Nafaqada
Waxaad kalkaalisadaada weydiisaa marka aad wax cuni karto ama cabi
karto kaddib marka ilmaha lagugu soo qalo.
Waxaannu kula talinaa bukaankayaga qaarkood, oo ay ku jiraan kuwa
macaanka qaba, in ay sugaan in ay wax cabaan illaa ay hawada caloosha
ka soo baxdo. Si ay hawada kaaga soo baxdo, waxaad ku fadhiisataa
sariirta geeskeeda, ku fadhiiso kursi, ama waxaad ku socotaa qolka ama
meelaha lagu socon karo.
Haweenka badankooda waxay cabi karaan cabitaanka saafiga ah (biyo,
casiirka, ama maraqa) 12-ka saacadood ugu horreeya qalliinka kaddib.
Marka aad cabitaanka billawdo kaddib, waxaad cuni kartaa cunto fudud
marka ay baahi ku qabato.
Baaritaanka Kaddib Marka aad Dhasho
Usoo wac si jadwal ah 6 usbuuc kadib markaad dhasho, iyadoo uu
ku waydiiyo adeegahaagu inaad hore u timaado mooyaane. Hadii
adeegahaagu yahay kalkaaliso umuliso ah, samee booqashadan 1 ama 2
usbuuc, iyo mar labaad 6 usbuuc markaad dhasho kadib.
Ujeedada laga leeyahay baaritaanku waa in la eego boogta sida
ay u bogsanayso, iyo in aad weydiiso wixii su’aal ah ama gudbiso
cabashooyinka aad qabtid. Waxaad kartaa in aad qorto wixii su’aal ah,
ama waxa kale si aad u xasuusato marka dhakhtarka aad timaad.
Waxaan kuu rajaynaynaa fiicnaan ku laabashada aqalkaaga. Hubi in aad
naftaada iyo ilmahaagaba daryeesho!
After Your
Cesarean Birth
Pain Control
If you had spinal or epidural anesthesia for your Cesarean
delivery, you may have been given 1 dose of a long-acting
morphine-type medicine when the IV for the anesthesia or
the catheter (tube) was inserted. This will give you good
pain relief for the first 18 hours.
Sometimes, another medicine is given through the IV if you
still feel pain. After this, pain pills are usually given. Take
the pain medicine so you will be comfortable enough to
move around and feed and care for your baby.
Pain medicine works best if you take it before you are in a
lot of pain. You will need less if you stay ahead of your pain
by taking the medicine early. Your care provider will advise
you on how often to take this medicine, usually every 3 or 4
hours.
If you are breastfeeding, the pain medicine will not affect
your baby. The first breast milk your baby receives, called
colostrum, will not contain enough pain medicine to do any
harm. The benefits of breastfeeding to both you and your
baby are much greater than any risks to your baby from the
medicine.
Caring for Your Surgical Incision
Your incision either will be cut from side to side along your
pubic hairline (“bikini” or “transverse”), or it will go up and
down from below your navel to the top of your pubic bone
(“classical”).
The bandage over the incision will be taken off after the first
day. Your skin will be held together with metal staples.
Usually before discharge, your nurse will take out the
staples and replace them with small strips of tape called
steri-strips. These strips will fall off in a few days. If they
don’t fall off, remove them after 1 week.
Congratulations on the birth
of your baby!
Suddenly, you are no longer
pregnant. Many changes are
taking place in your body. This
handout is written to help you
with these changes and to give
you information about
recovery after your Cesarean
birth.
If your doctor’s or midwife’s
instructions are different from
this information, follow their
instructions.
Patient Education
Page 17
Perinatal Education
Caring for Yourself and Your New Baby
Page 18
Caring for Yourself and Your New Baby
Perinatal Education
After Your Cesarean Birth
You may shower while you have staples in your skin and
when you have steri-strips on, but keep the incision covered.
Once the staples or steri-strips are gone, you do not need to
cover your incision in the shower. As with any delivery, a
shower is better than a bath for the first few weeks to
prevent bath water from entering your vagina and, with
Cesarean births, to keep your incision from becoming
infected.
If your incision gets more tender, more red, is oozing, or
has a foul odor, or if part of the incision opens, call your
doctor, midwife, or clinic right away.
IV and Catheter
While you are recovering from your Cesarean birth, the IV
from your surgery will remain in your arm. The IV gives
your body water, sugar, salt and sometimes medicines until
you are able to drink and eat after surgery. When you can
drink fluids well, the IV will be removed, usually about 24
hours after delivery.
During surgery, a catheter drains the urine from your
bladder. You will not need to get up to use the bathroom
until the tube is taken out. The tube is usually taken out
within 24 hours after delivery. After the catheter is out, your
nurse may ask you to measure your urine a few times to
make sure your kidneys and bladder are working well.
Activity Level
In the Hospital
It is important to change positions in bed after your surgery.
About 10 to 12 hours after surgery, your nurse will help you
sit up on the edge of the bed.
Within 18 to 24 hours, your nurse will help you to get up
and walk around the room, then in the hall. Be sure to call
your nurse for help before trying to stand or walk. You may
feel dizzy.
If your baby is in the Intensive Care Nursery, you can visit
your baby as soon as you feel up to it.
At Home
You may feel tired and weak after your Cesarean birth. Be
sure to allow yourself 6 weeks to rest and recover. Let
Caring for Yourself and Your New Baby
Page 19
Perinatal Education
After Your Cesarean Birth
your family and friends help so you can use your energy to
care for your baby.
A slow return to normal activity is best. Do not lift or push
any heavy objects for the first few weeks. Rest several times a
day. Try not to climb stairs.
Your health care provider may recommend that you avoid
driving while your incision is healing. Never drive when you
are taking narcotic pain medicines.
Check with your doctor, midwife, or clinic before going back
to
very active exercise such as jogging or aerobics.
Nutrition
Ask your nurse about when you can eat and drink after your
Cesarean birth.
We advise some of our patients, including most with diabetes,
to wait to drink liquids until they are passing intestinal gas. To
help move gas, sit up at the side of your bed, sit in a chair, or
walk in your room or in the hall.
Many women are able to drink clear liquids (water, juices, and
broth) during the first 12 hours after surgery. After you have
started with fluids, you can begin eating light foods when you
feel hungry.
Postpartum Check-Up
Call to schedule a checkup for 6 weeks after birth, unless
your provider asks you to come in sooner. If your provider is
a nurse midwife, make this visit for 1 or 2 weeks, and again
at 6 weeks after birth.
The purpose of these appointments is to check the healing of
your incision and to give you time to talk about concerns and
ask questions. You may want to make a list of your questions
and bring them with you to your checkup visits.
Best wishes as you return home. Be sure to take care of
yourself and your new baby!
Questions?
Your questions are
important. Call your
health care provider
about taking care of
yourself after a
Cesarean birth. When
your provider’s office is
closed, call Labor and
Delivery.
Labor and Delivery:
206-598-4616
Perinatal Education
Box 356159
1959 N.E. Pacific St. Seattle, WA 98195
206-598-4003
© University of Washington Medical Center
07/2003 Rev. 10/2008
Reprints: Health Online
Dostları ilə paylaş: |