Microsoft Word 070790 Your Recovery After Cesarean Birth Final doc



Yüklə 51,49 Kb.
Pdf görüntüsü
tarix05.03.2018
ölçüsü51,49 Kb.
#29821




Your Recovery After Cesarean Birth 

 

After you give birth, a nurse will check you and answer any questions you may 

have. During your stay, the nurses will teach you how to care for yourself and 

your baby.  

 

Changes in Your Body 

 



 

A nurse will feel your abdomen to check your uterus while you are in the 

hospital. If your uterus is soft, your nurse will rub your abdomen to help the 

uterus become firm.   

 

You will have bleeding from your vagina for 2-4 weeks. During the first few 



days, the bleeding is like a heavy menstrual period. You may pass small 

blood clots. The bleeding will decrease and change to pink, dark brown, and 

then clear. Do not use tampons. Use sanitary pads. 

 



Your breasts will fill with milk in 3-5 days after you give birth and become 

firm and sore. They may leak at times.  

 

You may have constipation. A stool softener or laxative may be ordered.  



 

Tell your nurse if you have problems urinating.  



 

Activity 

 



 

Deep breathe and cough every two hours to prevent 

breathing problems. Hold a pillow or folded blanket over 

your incision when you cough to lessen the pain.  

 

Ask the staff for help the first few times you get out of 



bed. 


Your Recovery After Cesarean Birth. Somali. 



Kasoo doogista ilme-lagugu soo qalay 



 

Markaad umusho, kalkaaliso caafimaad baa ku eegi doonta oo kaaga jawaabi 

doonta su’aal kasta oo aad hayso. Intaad joogto dhakhtarka, kalkaalisadu waxay 

ku bari doontaa sida aad naftaada iyo ilmahaaga u xannaanayso.  

 

Isbeddelka jidhkaaga 

 



 

Kalkaaliso ayaa eegi doonta oo dareemi doonta uur ku jirtaada si ay u hubiso 

ilma -galeenkaaga inta aad dhakhtarka joogto. Haddii uu wali jilicsan yahay 

ilma-geleenku, waxay kuu xidhi doontaa caloosha si uu ilma galeenku u 

noqdo oo u adkaado. 

 



Waxaa hoosta kaa iman doona dhiig muddo ah 2 ilaa 4 toddobaad. 

Ayaamaha hore, dhiiggu waa sidii dhiig caado oo xoog badan. Waxaa laga 

yaabaa in aad maryaha gaadhsiiso xinjiro dhiig ah. Dhiiggu wuu yaraan 

doonaa, deedna isu beddeli doonaa casuus, maarriin ilaa uu noqonaayo 

caddaan. Ha adeegsan suufka dhiigga caadada la iskaga dhawro, balse 

adeegso marooyinka dhakhtarka. 

 

Naasahaaga caanaa ka buuxsami doona 3-5 cisho ka dib markaad umusho 



waanay adkaan doonaan oo ku xanuuni doonaan. Marmarka qaarkood waxaa 

kasoo bixi dareere.  

 

Waxaa laga yaabaa in calool qallal kugu dhaco. Waxaa laguu qori markaas 



dawo caloosha jilcisa. 

 



U sheeg kalkaalisadaada caafimaad haddii kaadidu ku dhibayso. 

 

Jimicsiga 

 



 

Xoog u u nuug hawada dabadeedna qufac labadii 

sacadoodaba mar, si aad uga hortagto dhibaato xagga 

neefsashada ah. Barkimo amase buste isku laaban saar 

halka lagaa qalay marka aad qufacayso si xanuunku kaaga 

yaraado.  

 

Wayddiiso shaqaalaha caawimo mararka hore ee aad 



sariirta ka degtysid.


 



 

Sit up for a couple of minutes before you start to walk.  

 

If you feel light headed or dizzy while in the bathroom, pull the emergency 



call light on the bathroom wall for help. 

 



Walk in the hallways 3-4 times a day for 5-10 minutes. 

 

Diet 

 

You may feel tired and hungry. You will get fluids through an IV (intravenous) 



in your hand or arm until you are drinking well. The day of surgery, you will be 

able to have ice chips or clear fluids. As your bowel function returns, you will 

be given fluids, then solid food. 

 

Pain Control 

 

Pain is normal. It is the most intense the first 2-3 days after surgery. Your doctor 



will order pain medicine for you. Ask for pain medicine when you need it. 

Manage your pain so you can care for yourself, your baby and be active. The 

medicine may not get rid of the pain but it will make it better. 

 

Incision 

 

Your incision may be up and down (vertical) or across the lower part of your 



abdomen (horizontal). A dressing will be placed over the incision for about 24 

hours. Your nurse will check the dressing and change it as needed. After the 

dressing is taken off, you may shower. Tapes called steri strips will be placed 

over the incision. They will fall off on their own. Do not pull them off. You may 

trim the edges as they curl. Your nurse will show you how to care for your 

incision before you go home. Watch your incision for signs of infection such as 

redness, swelling, pain, warmth and drainage.  



Your Recovery After Cesarean Birth. Somali. 



 

Fadhiiso ilaa laba daqiiqo inta aadan bilaabin inaad socoto. 

 

Haddii aad diido oo madaxu ku wareego marka aad maydhanayso, soo jiid 



xadhigga emmerjenciga –degdegga ah – ee musqusha si cidi kuugu 

timaaddo ku caawisaa. 

 



Soco hoolka 3-4 jeer maalintii midkiiba 5-10 daqiiqadood. 

 

Cuntada 

 

Waxaad dareemi daal iyo gaajo. Waxaa xididka dhiiga ku celiya wadnaha lagaa 



siin doonaa fuuq iyadoo sayloon lagu xidhayo gacanta ama cududda ilaa inta aad 

si fiican u cabbayso wax. Maalinta qalliinka, waxaa lagu siin karaa fudad baraf 

ah amase cabitaan saafi ah. Marka uu habka dheefshiidkaagu si fiican usoo 

noqdo, ayaa lagu siin cabitaan dabadeedna cunto adag. 

 

Xadaynta Xanuunka 

 

Xanuunku waa caadi. Wuxuu aad u badan yahay 2-3 cisho ee hore kadib marka 



lagu qalo. Dhakhtarkaagu wuxuu kuu qori doonaa dawo xanuun ilowsiis ah. 

Waydiiso dawada xannuun illowsii marka aad u baahan tahay. U diyaar 

ahow naxuunka oo is ilaali si aad naftaada iyo ta ilmahaaga u ilaaliso, una 

noqoto qof firfircoon. Dawadu waxaa laga yaabaa inaanay kaa wada kaxayn 

xanuunka balse aad ku nafisto. 



 

Meesha lagaa qalay 

 

Meesha lagaa qalay waxay ahaan kartaa xariiq u socota sare ilaa hoos (qotonta), 



amase dhex marta moxogga (jiifta). Waxaa lagugu duubi doonaa faashad ilaa 24 

saacadood meesha la jeexay. Kalkaalisadaada caafimaad way hubin doontaa oo 

beddeli doonta faashadda markasta oo loo baahdo. Marka lagaa gooyo 

faashadda waad maydhan kartaa. Dun iyo balastar nadiif ah oo la yidhaahdo 

“steri strips” ayaa lagu dhejin doonaa meesha la qalay. Iyada ayaa duntaasi 

sideeda isaga dhici doota. Hasoo jiidin adigu. Waxaa laga yaabaa inaad goyso 

qodobada tolliinka. Kalkaalisada caafimaad way kuu sheegi doontaa sidii aad 

isu xannaanayn lahayd ka hor inta aadan kuriga tegin. Ka eeg had iyo jeer 

meesha qalan inay leedahay caabuq sida dhibco madmadow oo kasoo baxa, 

barar iyo xanuun, amase dheecaan qoyan oo kasoo baxa. 






Peri Care 

 

Keep the area around your vagina and anus called the perineal area clean to 



prevent infection and stop odor. This is called peri care. You will be given a 

plastic bottle to fill with warm water. Each time you use the toilet, use the 

plastic bottle to squirt warm water over your perineal area. Change your sanitary 

pad each time you use the toilet. Wash your hands with soap and water.  

 

Showering 

 

After the dressing and the catheter in your bladder are removed, you may 



shower. A shower may feel good and help you relax. Have someone help you 

with your first shower. Do not take a tub bath because of the risk of infection for 

4-6 weeks or until you see your doctor for your follow up visit. 

 

Going Home from the Hospital  

 

Your nurse will help you prepare to go home with your baby. Information will 



be given to you on how to care for yourself and your baby. 

 

Your care may include: 



 

Limit climbing stairs to 1-2 times each day. 



 

Lift nothing heavier than your baby. 



 

Get help doing housework for at least 2 weeks. 



 

Do not drive a car for at least 2 weeks. 



 

Do not have sexual relations until approved by your doctor. Talk to your 



doctor about birth control. Breastfeeding does not prevent you from 

becoming pregnant.  

 

Do not go back to work until approved by your doctor. 




Your Recovery After Cesarean Birth. Somali. 



Dhowrista hoosta 

 

Ilaali nadiifinta hoostaada, inta u dhow siilka ilaa dabada ee loo yaqaanno 



“perinal area” si aad uga hortagto xanuun, caabuq islamarkaana aanay u urin 

meeshu. Tan waxaa la yidhaahdaa dhowrista hoosta (peri care). Waxaa lagu 

siin doonaa quraarad caag ah oo aad ka buuxsato biyo diiran. Markasta oo aad 

muqusha gasho, adeegso caagaddaas si aad meesha oo dhan ugu nadiifiso 

biyahaas diirran. Markasta oo aad musqusha gasho beddel faashadaha hoosta. 

Gacmahaagana ku mayd biyoh iyo saabuun. 

 

Maydhashada 

 

Marka lagaa saaro marada iyo faashadda ku xidhan meesha la qalay, waad 



maydhan kartaa. Maydhashadu waxay ku dareensiin wanaag iyo inaad nasato. 

Waa inaad haysataa qof ku caawiya marka ugu horraysa ee aad maydhanayso. 4 

ilaa 6 da toddobaad ee u horreeya ha quusin biyaha oo ha ku maydhan sixniga, 

ilaa iyo inta dhakhtarkaagu ku eegayo. 

 

Tegista guriga markaad ka baxdo dhakhtarka  

 

Kalkaalisada caafimaad ayaa kaa caawinaysa sidii aad ugu diyaar garoobi 



lahayd inaad guriga tagtaan adiga iyo ilmahaagu. Warbixin baa lagu siin 

doonnaa si aad naftaada iyo ta ilmahaaga u dhowrtid oo isu xannaanaysaan. 

 

Xannaanayntaas waxaa ka mid ah: 



 

Yaree inaad ka kortid jaranjarrooyinka, ilaa 1-2 jeer maalintii. 



 

Ha qaadin wax ka culus ilmahaaga. 



 

2 da toddobaad ee u horreeya waa inaad haystaa cid kaa caawisa howsha 



guriga. 

 



2 da toddobaad ee u horreeya ha kaxayn gaadhi. 

 



Ha samaynin galmo ilaa dhakhtarkaagu kuu oggolaado. Kala hadal 

dhakhtarkaaga kala dheeraysiinta carruurta. Naaska oo aad jaqsiisaa kaama 

ilaalinayo inaadan uur kale qaadid.  

 



Ha ku noqon shaqada ilaa uu dhakhtarkaagu kuu fasaxo. 


Call your doctor right away if you have: 

 

A fever over 101 degrees F or 38 degrees C 



 

Signs of a breast infection such as fever, tenderness, redness, or a hot, 



hardened area, on one or both breasts 

 



Heavy vaginal bleeding where you soak one sanitary pad per hour for 2 hours 

or have large blood clots 

 

Foul smelling vaginal discharge—a normal discharge smells like your 



menstrual period 

 



Problems urinating including trouble starting, burning or pain 

 



No bowel movements for 3 days 

 



A hot, hard spot in your leg or pain in your lower leg. 

 



Severe or constant pain 

 



A headache, blurred vision or spots before your eyes that will not go away 

 



Feelings of being very sad or feel you want to hurt yourself or your baby 

 

Call your doctor the first few days after your get home to schedule a follow 



up visit in 4-6 weeksTalk to your doctor or nurse if you have any questions 

or concerns. 

 

 

 

 



 

 

 



 

 

 



 

 

 



 

 

 



 

 

 



 

 

 



 

 

 



 

 

8/2007. Developed through a partnership of Mount Carmel Health, Ohio State University Medical Center, and 



OhioHealth, Columbus, Ohio. Available for use as a public service without copyright restrictions at 

www.healthinfotranslations.org.  


Your Recovery After Cesarean Birth. Somali. 



Si degdeg ah ula xidhiidh dhakhtarkaaga haddii aad: 

 

Leedahay xummad qandhoka badan 101 digrii oo F amase 38 C ah 



 

Calaamado in naasahaagu caabuq leeyihiin, sida haddaad dareento xummad, 



inay xoog u dabcaan, casaadaan, ama yeeshaan meel ad-adag, taasoo ku 

dhacda mid ama labada naasba 

 

Dhiig badan oo hoosta kaa yimaadda, oo aad ku qasbanaato inaad mid ama 



laba faashadood beddesho saacaddiiba ilaa laba saacadood amase xinjiro 

dhiig ah oo badan aad yeelato 

 

Inaad dareento ur qadhmuun oo wadata dareere siilka ka yimaadda. 



Dareeraha caadiga ahi wuxuu u uraa sida marka aad caadada leedahay 

 



Dhibaato aad kala kulanto markaad kaajayso, sida adiga oo xanuunsada 

markaad bilaabayso amase hafeef aad dareento 

 

Haddii saddex cisho ay saxaro kaa iman waydo 



 

Kulayl, finan ad-adag oo lugtaada ku yaalla, amase xanuun lugaha hoose ah 



 

Xanuun badan amase joogto ah 



 

Madax xanuun, indhaha oo ku widhiwidha ama wax ku horyaacaan oo aan 



kaa tegin 

 



Inaad dareento niyad xumaan, amase aad dareento in aad rabto inaad 

naftaada amase ilmahaaga wax yeesho 

 

Teleefon u dir dhakhtarkaaga ayaamo ka dib markaad guriga ku noqoto si 

aad uga qaadato ballan 4-6 toddobaad kadib. Kala hadal dhakhtarkaaga 

amase kalkaale caafimaad haddii aad wax su’aal ah hayso ama aad shaki 

ka qabto. 

 

 

 

 

 



 

 

 



 

 

 



 

 

 



 

 

 



 

8/2007. Developed through a partnership of Mount Carmel Health, Ohio State University Medical Center, and 



OhioHealth, Columbus, Ohio. Available for use as a public service without copyright restrictions at 

www.healthinfotranslations.org.  

Yüklə 51,49 Kb.

Dostları ilə paylaş:




Verilənlər bazası müəlliflik hüququ ilə müdafiə olunur ©www.genderi.org 2024
rəhbərliyinə müraciət

    Ana səhifə