|
 Waxyaabaha dabeecaddooda kiimikaad awgood khatar ku ah nafta, caafimaad, ama hanti haddii la sii daayo ama si aan habboonayn loo isticmaalo
|
tarix | 21.06.2018 | ölçüsü | 472 b. | | #50025 |
|
Waxyaabaha dabeecaddooda kiimikaad awgood khatar ku ah nafta, caafimaad, ama hanti haddii la sii daayo ama si aan habboonayn loo isticmaalo.
Warshadaha kiimikada Warshadaha kiimikada Saldhigyada adeegga Cisbitaallada Meelaha lagu qubo qashin maaddooyinka wasakhda ah
Ogow waxa dhici kara. Ogow waxa dhici kara. Waajah khataraha ku yaal qorshaha gurmadka ee qoyskaaga. Baro oo hayso qorshahaaga. Baro digniinta iyo habka wararka ee bulshadaada.
Ka tag aagga! Ka tag aagga! Sheeg waxa dhacay. Haddaad maqlayso digniin, dhegayso tilmaamaha.
Ka fogow meesha ay wax ka dhaceen. Ka fogow meesha ay wax ka dhaceen. Haddaad bannaanka joogto, joog daad-koraad, buur sare, iyo ur-koraad. Haddaad gaari ku jirto, jooji oo gabbaad raadso. Haddii lagu dhaho guur, markiiba samee. Haddii lagaa codsado, gudaha ku jir—meeshaada ku gabbo.
Geli dadka iyo hebedlaba (eyda, iwm) gudaha. Geli dadka iyo hebedlaba (eyda, iwm) gudaha. Xir oo quful albaabbada iyo daaqadaha dibedda. Demi eerkudheeshinka iyo habka leyrsigaba. Aad guri nabdoon oo hore loo qoondeeyey.
Ha ku noqon guriga adoon lagu farin. Ha ku noqon guriga adoon lagu farin. Raac hannaanka sun-saaridda. Baro sida loo nadiifiyo dhulka iyo maaladdaba. Soo sheeg wixii halis ah oo soo haray.
Ogaanta sida loo isticmaalo alaabtan iyo sida la yeelo markay halis keenaan waxay yarayn karaan khatarta dhaawax loogu jiro.
Neefsashada oo adkaata Neefsashada oo adkaata Midabka maqaarka oo is beddela Madax xanuun, aragti shucaacan, dawakhsanaan Kala daadsanaan iyo agaasin li’i
Limit (Koob oo xadee) Limit (Koob oo xadee) Isolate (Go’doomi) Eliminate (Baabbi’i) Separate (Kala sooc)
Aqri tilmaamaha intaadan isticmaalin. Aqri tilmaamaha intaadan isticmaalin. Ku xaree meel nabad ah oo sugan. Ka fogow isku qasidda waxyaabaha kiimikada ah. Adigoo kiimiko isticmaalaya sigaar ha cabbin. Tifiqyada nadiifi markiiba.
Hadii sun la liqo: Hadii sun la liqo: - Markiiba hel weelashii.
- Wax xarunta xakamaynta sunta, raac tilmaamaha.
Haddii ay kiimiko indhaha ku dhacdo: - Raac tilmaamaha gurmadka ee ku yaal weelka.
- Raadso daweyn.
Haddii uu qarax ama dab dhaco: - Ka baxa meesha markiiba.
- U dhaqaaq ur koraad hana neefsan qiiqa sunta.
- Bannaanka ka wac waaxda dabdemiska.
Dostları ilə paylaş: |
|
|